Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Beeraha KG Soomaaliya ayaa Manta Baydhabo ka furtay Shirka wadatashiga horumarinta Wax Soo Sarka Dalka oo Malmo Socon Doono ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha Dowlada Gobolledyada iyo Dowlada Federalka Soomaliya.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar