Qiimaha Hilibka Lagu iibiyo suuqyada Baydhabo Oo Hoos u dhacay Ciida Caarafa Awgii.

0
376

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hoos U dhacaan Hilibka Ku dhacay ayaa ah Wax Sanad walba Lafisho Marka La gaaro Bisha Carafo Gaar ahaan Maalmaha Ciidul Adxa oo dad badan Muxsiniin, Hey,ado iyo Dowlada Dalka Ka jirto Dadka Danyarta Maalmaha Xoolo Tiri badan U gowracaan Si Maamlahaas Farxada Ciida ula qaataan Kumanaankaas Xoolo Dalka Magaala iyo Miiba Lagu Gowraco.

Waxaa Saameyn DHaqaale Ka soo gaarta Dadka ka shaqeysta Kawaanada Hilibka Lagu Iibiyo oo Suuqaas Maalmahaas Hoos u dhac balaaran ku yimaada Maadama dadka badanakooda Xoolahaas Sadaqada Loo Bixiyay soo gaaraan.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here