Madaxweynaha KG Oo Hay,adaha ugu Baaqay in Gargaar Deg deg ah Lala soo Gaaro Dadka Fatahaada Webiga Shabeele ku saameeyay Degmada Afgooye.

0
330

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha KG Abdiasis Hassan Mohamed Laftagareen ayaa dowlada federaalka iyo hay,adaha ka shaqeeya arimaha bani,aadanimada ugu baaqay in si deg deg ah wax ugu qabtaan xaalada dadka saameynta ku yeesha fatahaada webiga shabeele ee Degmada Afgooye, waxaana sidoo kale madaxweynaha sheegay in dadka saameynta ku yeeshay ay ku jiraan xaalado adag oo dhan weliba leh, loona baahan yahay in laga bixiyo.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here