Madaxweyne KG oo Shacabka KG u Diray Hambalyada Munaasabadda Ciidda Carafo

0
354

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdicasiis Hassan Mohamed Laftagareen ayaa Shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan Reer Koonfur galbeed meel weliba ay dunida ka joogaan dal iyo dibadba u diray Hambaliyo ku aadan Munaasabada Ciida Caarafo Sanadka 1441 Hijriga.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here