Qiimaha lagu iibiyo Macmacaanka Oo Sare u kacay Diyaar Garowga Ciidul Adxa Awgii.

0
1002

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalimaha Ciida Waxaa Korora Fursadaha Ganacsi ee Macmacaanka oo dadka ka ganacsada ay ka faa,ideystaan, waxaana goobahaasi ka mid ah Foornooyinka lagu dubo waxyaabaha Macmacaanka ah ee la cuno iyo goobaha lagu iibiyaba.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here