Xildhibaano Ka tirsan Golaha Wakiilada KG Oo Sheegay in Dhibaata Bani,aadanimo ay Ka jirto Degmada Afgooye, Kuna Baaqeen in loo Gurmado..

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar Ka mid ah Xillibaanada Golaha Wakiiilada KGS Oo ay Shir jaraa,id ku qabteen Magaalada Baydhabo Ayaa Waxaa ay Ka Hadleen Xaalda ay Ku Sugan yihiin Dadkii Uu Saameeyay Fatahaada Wabiga Shabeelle Gaar ahaan Degamada Afgooye Ayaa Waxay Sheegeen in Dadakii Ku Barkacay Guryahooda ay Dhibaata Kala Duwan Ku heysata Deegana Badan oo Gobolka Shabeelaha Hoose Ayagoo Dowlada Somaaliya Hey,adaha Gargaarka Dalka Jooga Ka Codsadeen Inay Dadkaas Gargaar Loo Sameeyo Lana Samata bixiyo

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here