Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kaamaka tawakal 1 wuxuu ka mid yahay kaamamka ku yaalo duleedka magalada baydhabo kamakan waxa ku nool dad tiradooda ay gaareyso ku dhawaad 250qof ayado isku jiraan carruur iyo dumar iyo dadka naafada ah kaamakan waxa uu dhisan yahay mudo ku dhawad lix sano ayado aysan ka helin waxa gargaar ah hay,dah samafalka ,waxay radiyow Arlaadi ugu warbixeyn dhibatada kaamkooda.
Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi