Wasaarada Arimaha Gudaha KG oo Bushada Baydhabo Uga Baaqday inay Ka qeyb qaataan Dhismaha Gole Deegaan oo ay yeelato Degmada Baydhabo.

0
391

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dowlada Goboleedka KG Somaaliya Waxay Leedahay 18 Degmo iyo Sedex Gobal Waxaa Gole Deegaan Ka dhisan Sedex Degmo oo Kala ah Degamda Bardaale iyo Degamada Diinsoor oo Gobolka Bay iyo Degamada Xudur oo Xarunta Gobolka Bokool ah Waxaana Hada Socda Degmooyin Kale Sida Baydhabo Ceelberde iyo Kuwa Kale Sida Ay Sheegtay Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Dowladaha Hoose Ee KGS.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here