Dhaqtarka Indhaha ee Xaruunta Ookiyaaliyaasha Dr Shiine Oo Dhalinyarada kula taliyay in aysan iska qaadan Ookiyaale u qorin dhaqtar.

0
1068

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xarunta ookiyaaliyaasha dhaqtar shiine obtikaal ee magaalada baydhabo waxey ka mid tahay xarumaha lagu sameeyo daweynta indhaha iyo ookiyaalishaasha ee maagalada baydhabo inta badan waxey xooga saartaa sameynta ookiyaaliyaasha kala duwan sida dadka aragtada dheer ka lunta taasi oo lagu sameynaayo baaritaano si loo ogaado cabirka ay u baahan yihiin indhihiisa sida uu sharxaayo Axmed Cali Xasan Oo ah Maamulaha xaruntaani.

Warkan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here