Arday Mudo Sanad iyo Bar Baranaayeen Maadooyin kala duwan Oo Xaflad Shahaado Lagu gudoon Siinaayay Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

0
340

Baydhabo(Radio Arlaadi)-In ka badan laba boqol iyo sodon arday oo ay maadooyin kala duwan ka baranayeen Elif Pu College ee Magaalada baydhabo mudo ku dhow hal sano iyo bar ayaa waxaa loo qabtey xaflad weyn oo lagu gadoonsinaayey shahadooyin ayaa waxaa ay ka dhacdey magaalada baydhabo.

Xafladaan qalan jabinta aheyd ayaa waxaa ka soo qeyb galey maamulka gobolka baay masuulin ka socotey wasaarada waxbarshada maamuliyaasha jaamacadaha iyo iskuulada baydhabo maamulka dhalinyarada gobolka baay maclimiin waalidiin iyo marta sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here