Dugsi quraankii labaad ee Hooyooyinka wax lagu baro Oo laga furay Magaalada Xuddur ee Gobalka Bakool.

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madarasadani labaad ee Haweenka wax lagu baro ayaa mar kale waxaa laga furay degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool, waxaana madarasadani qeyb ka tahay goobaha lagu barto diinta. Haweenka wax ka barta oo u badan ganacsato ayaa fursad u arkay in ay wax baran karaan iyagoo shaqeynaya waxayna taasi dhiira gelin u tahay haweenka.

Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here