Xarumaha Lagu Hagaajiyo Ilkaha Ee Magaalada Baydhabo Oo Lagu Soo Kordhiyay Qalab Casri ah Oo Ka duwan Kuwii Hore.

0
338
Close-up of human teeth being drilled by dentist

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka baay mudooyinkaani waxey ku soo badanayaan xaruumaha sameynta iyo daaweynta ilkaha iyadoo ilkaha loo sameynaayo qaabab ka kuwan sidii hore madaama xaruumooyinkaani ay yalaan qalabkii ugu dambeyeen ee loo isticmaalo daweynta iyo sameynta ilkaha.

Xarumaha dandistiyaasha Magaalada Baydhabo ayaa howlaha ay ka qabanayaan waxaa ka mid ah bixinta, buuxinta dhaqista iyo daawooyin kale ee looga talgaley ilkaha.

Warkan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here