Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan oo ay soo qabanqaabisay wasaarada Haweenka iyo Xaququl insaanka Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbed Somaaliya ayaa ujeedkiisa ahaa sidii wax looga qaban lahaa Dhibaatooyinka ay la kulmaan carruurta afrika gaar ahaan kuwa somaliyeed Ansaxiinta heerka carruurta Afrika sidii loo siin lahaa daryeel ku filan.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar