Ganacsatada Suuqa Magaalada Baydhabo Oo Ka Cabanaya dhiiqada ka dhalata Roobabka da,a.

0
253

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Suuqa Magaalada Baydhabo Waxaa Uu Ka mid yahay Suuqayada Waaweyn Dalka Gaar ahaan KG Waana Suuq Balaaran Ka socda Gancsiya Kala Duwan Balse Marka Lagaaro Xiliyada Roobabka Waxay Ganacsatadu dhib ku qabaan Dhiiqada ka dhalata Roobabkaas kaasi oo Larabay in Dowlada Hoose Baydhabo dhiiqadaas Xal U Raadiso Maadama Ganacsiga Suuqa Ay Caanshuur Ka qaado. Waxa aan waxa ka weydiney qaar kamida ganacasatada dhibatada aya ku qabaa dhiiqada ay ku dhalato xili roobaka

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here