Xukuumadda Soomaaliya Oo Nus Milyan Doolar u Qoondeysay Gurmadka iyo Samabata Bixinta Dadka Ay Saameeyeen Fatahaadda Degmada Afgooye.

0
329

Baydhabo(Radio Arlaadi)- R/Wasaaraha XFS ayaa faray wasaaradda maaliyadda in si deg deg ah loo bixiyo $500,000 (Shan Boqol oo Kun Oo Doollar) oo xukuumaddu ay u qorsheysay gurmad degdeg ah oo loo sameeyo dadka ay saameeyeen fatahaadaha webiga Shabeelle ee Afgooye

Warkan Waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here