Dadaalo Dib loogu dhisayo Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Xudur Oo Ka Socda Degmadaasi.

0
254

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qorshaha Dhismaha garoonka Diyaaradaha Xudur waxaa qeyb ka ah wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya, maamulada gobolka bakool iyo kan degmada xudur, golaha Deegaanka iyo Injineero.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here