Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta KG oo Kulan La Qaatey Wariyaasha Madax Banaan Ee Ka Howlgala Magaalada Baydhabo.

0
297

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulanka ayaa Qaatay Mudo Sedex Saac ayaa waxaa Muhiimadiisu ahaa Isbarasho Is Xog Wareysi Wadashaqeynta Wariyaasha Madax banaan KG Ka howlgala gaar ahaan Magaalada Baydhabo Sidii Loo sii Xoojin Lahaa Kulanka Marka Uu Soo dhamaaday Waxaa Si kooban U sharaxay Muhiimada Kulanka Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta KG Muxudiin Xusni.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here