Ka Ganacsiga Digaaga ama Doorada Oo ku soo Badanaya Suuqa Degmada Xuddur Ee Gobalka Bakool.

0
520

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ka Ganacsiga Digaaga Qoysas Badan oo soomaliyeed waxay u noqotay mid ay ku maareeyaan Nolasha reer kooda iyo naftooda.Suuqa Digaaga Xudur waxaa buux dhaafiyey noocyada kala duwaan ee Digaaga Taasi oo Xaafadaha iyo badiyaha laga keeno.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here