Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurad ku dhaca kaliyah wuxuu kamid yahay cudurada halista ah oo inta badan ku cawdaan bulshada soomaliyeed taasi oo ay shaqen weydo kaliyah, hadaba maxa saba u ah kaliya xanuunka?
Warbixintan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi