Warshada Sameysa Jalaatada Ee Magaalada Baydhabo Oo Saameyn Ku Yeeshay Xirnaashaha Iskuulada.

0
364

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xarunta Lagu Sameeyo Jalaatada ee Ku Taala Magaalada Baydhabo oo Lagu Magacaabo Kuti baama Ama Xarunta Shaneemada oo dhalinyaro Ku Shaqeysata oo ay Sameeyaan Jalaatada Nocyadeeda Kala Duwan Xaruntaan ayaa Lafuray 2001 Dii Ilaa Maanta Waxay Fursadahaas Shaqa Ka Faaideystay Dhalinyara Fara badan Wadanka Shaqa La,aan Ku heysay.

Jalaatada ayaa lagu Sameyaa qudaarta aya hadan waxa so badaneya dadka ka ganacasada jalaatada oo ay ku ibiyaan darmusadyaalka, dad badan ayaa noloshoda ay ku tirsantahay ibinta jilaatadan.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here