Baydhabo(Radio Arlaadi)-3500 oo ardey ayaa u fariistey imtaxaanaadka shahadiga ah ee fasalka 12 aad ee Dugsiyadda Sare ee Koonfurgalbeed .Imtaxanaadka dugsiyadda sare oo ay qaadeyso Wazaarda Waxbarashadda DFSÂ Ayaa waxa uu deganada Konfurgalbeed areyda shahaadiga ah ugu kala fariisnayaan Sedaxda gobal gaar ahaan magaalooyinka Marka Baydhabo iyo Afgooye
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir