Dhalinyaro ku nool Baydhabo Oo Shaqa la,aanta kaga baxay Iibinta Kabaha Nocyadooda kala duwan.

0
449

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magalada Baydhabo ee xarunta gobalka baay ayaa ku soo badanaya goobaha bananka ah ee lagu iibiya kabaha nocyadooda kale duwan ayidoo dhalinyaro fara badan ay ka raadsadaan maareynta noolshadooda.

Muuse Ali Abdi waa Aabo ku xamaalada ka shaqeynta kabaha wuxuuna uu ku guda jiraa mudo fara badan waa Aaaba caruurtiisa ay ku nool yihin degmada baydhabo wuxuuna uu deganyahay guri kiro ah waxaana radio arlaadi u sheegey in aysan ku filneyn waxyabaha uu ka helo iibtinta kabaha ,balse uu la daaladhaceya nolosha reerkiisa iyo mid carrurtiisa si ay wax u bartaan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here