Baydhabo(Radio Arlaadi)- 15 ka luulyo sanad kasta aduunka waxaa laga dabaal dagaa maalinta caalamiga ah ee xirfadaha dhalinyarada kuwaasi oo lagu dhiira galinaayo xirfadooda, waxaana ay u badan yihiin dhalinyarada baratey ama ku shageystaan xirfadooyinka gacmaha.
Dunida muhiimada gaar ah ayey ku leeyihiin xirfadliyaasha kuwaasi oo inta badan xirfadooda loo adeegsado wax soo saarid oo faa`ido u yihiin bulshada ay ku dhax nool yihiin.
Warbixintan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera