Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa mudooyinkii uga dambeeyay waxaa ku soo batey ganacsiyo kala duwan taasi oo ah mid lagu tilmaami karo horumar la taaban karo. qaar ka mid ah Carwooyiinka ku yaala degmada baydhabo ayaa waxey sameyeen isbedel dhanka ganacsiga ah .
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir