Haweenka Qudaarta ku Iibiya Magaalada Baydhabo Oo Sheegay in ay Qaaliyowday Qiimaha lagu iibiyo.

0
335

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shaqadan qudaarata waa shaqo aad u adag waxaana qaar ka mid ah  haweenka ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda si ay kaalintooda u qaataan, waxaana suuqyada magaalada baydhabo ku badan haween ka kala yimaada xaafadaha magaalada.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here