Hordhac: Man United Vs Southampton

0
321

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kooxda Man United ayaa marti galin doonta kooxda Southampton kulan ka tirsan todobaadkii 35-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Old Trafford.

Kooxda Man United ayaa kulanka soo glaysa iyaga oo doonaya in ay kaalinta 4-aad kala baxaan kooxda chelsea kuwaas oo guuldaro la kulmay todobaadkan.

Dhanka kale kooxda Southampton ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo ku jira qaab ciyaareed cajiib ah waliba guulo gaadhay kulamadii ugu dambeeyay ee horyaalka premier League.

Kulanka: Man United Vs Southampton

Tartanka: Premier League

Wakhtiga:10:00

Garoonka: Old Trafford

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here