Dhalinyarada Magaalada Baydhabo Oo Qaarkood Fursado Shaqa Ka helay Baabuurta Dhaweeyaha Ee Magaalada Ku soo badanaya.

0
346

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tagaasida loo yaqaana dhaweeyaha oo magalada baydhabo labadii sano ee la soo dhaafay ku soo badanaayey isticmaalkooda waxey shaqa abuur u noqatey dhalinyaro fara badan oo shaqa la,aan haysatey.Dhalinyarada fursadahaasi helay ayaa isugu jiraan kuwa ka shaqeysta iyo kuwa kale oo ayagu milki ahaan u leeyihin si ay noolashooda uga maareyaan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here