Ururka Qareenada KG Oo Sheegay Inay Wadaan Kulamo Bulshada Lagu Baraarujinayo Inay Bartaan Xeerarka Dalka U Yaala.

0
338

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ururka Qareenada KG Somaaliya Oo Hada Hal sano Jirsadey ayaa wada Dadaaalo Bulshada Qeybeheeda Kala Duwan Lagu Barayo Shuruucda Qareenka Waqtiga Shacabka U baahan karaan Qareen U dooda Hababka Loo Maro. Gudoomiyaha Ururka Qareenada KG Cumar Macalin Cabdi ayaa Radio Arlaadi U Sheegay inay Dadaal Xoogleh Gilinayaan Sidii Bulshada Dhanka Sharciga Inay Xuquuqdooda Ku raadsadaan Uga Wacyigilinayaan Si Qofwalba Uu Ogaado Xuquuqda Uu Dalka ku Leeyahay iyo Mida Isaga Lagu Leeyahay.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here