Dadka Biraha ka sameeya Alaabta kala duwan ee ku sugan Degmada Xudur oo ka hadlay wax yaabaha ay sameyaan iyo dhibaatooyinka ay la kulmaan.

0
376

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Farsamo yaqaaniinta gaar ahaan kuwa loo yaqaano tumaasha ee sameyaan qalabka loo adeegsado beeraha, xoolaha iyo kuwa waxa lagu cuno ee ku sugan Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa waxey ka hadleen in ay u baahan yihiin qalabka lagu sameeyo agabkaasi si ay farsamadooda kor ay ugu qadaan.

Warkan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here