Magaalada Baydhabo Oo ku soo badaneya Haweenka Ka Ganacsada Lowska si ay Noloshooda ugu maareyaan.

0
310

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa Degmada Baydhabo ku soo batey hooyooyin badan oo ku ganacsada iibinta lowska ayigoo la fadhiistaan qaar ka mid ah wadooyinka holbowlaha u ah degmada baydhabo maadaama istimaalka lowska ay bulshada u badan tahay galabadii,
markaad dhaxmartidi suuqa waxaa arkeysaa goobo kalu duwan oo lagu iibiya lowska asigoo u kala baxa siyaabo kala duwan mid ceyriin ah mid duban.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here