Dowladda UK oo soo bandhigtey qorshe ku kacaya £30 bilyan oo looga hortagayo shaqa,la,aanta

0
322

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dowladda UK ayaa soo bandhigtey qorshe ku kacaya lacag gaareysa 30 bilyan oo Gini oo lagaga hortagayo shaqo la’aan baahsan oo ka dhacday dalka, xilli uu dhqaalaha waddanka meel aad u hooseysa gaaray sababo la xiriira xanuunka COVID-19.

Wasiirka Maaliyada Britain Rishi Sunak ayaa daah-rogay qorshe kale oo ay dowladu ku siin doonto macaash 1000 gini ah shirkad kasta oo shaqaalaheeda aan shaqada ka fariisin.

Dinaca kale, dadka dibadda wax ka cunaya ayaa la siin doonaa foojaro qiimaha kala badh laga dhimayo si loo taageero goobaha wax laga cuno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here