Shacabka Ku dhaqan Magaalada Baydhabo Oo Dalbaday In Isha Baydhabo Dib U Hagaajin Lagu Sameeyo.

0
842

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar kamid ah shacabka ku nool magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa si yaabooyin kala duwan uga hadleen wasaqa is dayacaadka ka muuqda bohosha isha baydhabo oo ah meel biyo mareen ah oo magac iyo tariiq weyn ku leh magaalada baydhabo.

Dowladaha shiinaha iyo taliyaaniga ayaa dhismaha iyo kanaalada biyaha mara kaalin weyn ka qateen dhismaha isha baydhabo xiligii dowladii dhaxe ee dalka soomaaliya iyo ka hor si ay uga faa`ideystaan shacabka magaalada baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here