Ganacsatada Iibisa Qalabka Gaadiidka Noocyadooda kala duwan oo ka hadleen Qiimaha lakala siisto iyo sida uu u sameyay Cudurka covid 19.

0
356

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ganacsatada iibiya qalabka gadiidka noocyadooda kala duwan ee magaalada baydhabo ayaa mudooyinkii ugu dambeyeen waxey hormaro ka sameynayeen dhanka iibinta qalabkaasi ayaa waxey shegeen in mudooyinkii hore aysan heli jirin qalabka qaar ee laga dalbado sababo jirey ganacsigooda oo ku xirnaa kaliya magaalada muqdisho.

Qaar ka mid ah xaruumaha lagu iibiyo qalabka gadiidka ee magaalada baydhabo oo wax ka weydiney ganacsigooda iyo wax yaabaha ay iibiyaan ayaa waxey noo sharxeen isbedelka ka jira ganacsigooda.

Warkan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here