Wasaarada Haweenka KG Oo Sheegtay Inay Bilaabeysa Taageerida Dumarka Danyarta ah.

0
326

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan oo dhex maray gudoomiyaasha xaafadaha, haweenka baydhabo iyo Wasiirka wasarada haweenka Arrimah qoyska iyo xuquuqul insaanka dowladda gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya. kulanka ayaa diirada lagu saarayey ku warqabida craruurta darbi jiifka iyo sidii wax lagu bari laaha caruurta, haweenka danyarta ah sidii wax loo bari lahaa.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here