Xabsigaan oo La rabo In Laga Dhiso Magalada Baydhabo Ayaa Looga Tala galay inuu Nuqdo Xabsiyada Caalamiga ah oo Maxaabista Xuquuqdooda Dhowrta Madama Xabsiyada Hada Lagu Shaqeeyo Dhibaata Fara Badan Kala Kulmaan Xiliyada ay Marayaan Waqtiyada Ciqaabta Dembiyadooda Wasiirka Cadaalada Iyo Garsoorka DFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliyeed Sareeyo Guudo Mahad Abdarahman Aadan, Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka KG iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare KG ayay Si Rasmi ah U Dahfureen Dhismaha Xabsigaan Mudo Soo Jeetamayay in La dhiso.
Warkan waxaa inoo haya Abdikhadir warcade