Hordhac: Villarreal Vs Barcelona

0
368

Baydhabo(Radio Arlaadi)- -Kooxda Villarreal ayaa marti galin doonta kooxda Barcelona kulan ka tirsan todobaadkii 34-aad ee horyaalka La Liga kana dhici doona garoonka Estadio de la Ceramica.

Villarreal ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku jirta kulamadii ugu dambeeyay iyaga oo waliba ka fiicnaa kooxda Barcelona kulamada horyaalka La Liga.

Laakiin Lionel Messi iyo saaxiibadii ayaa ugu cad-cad in ay guul kala baxaan kulanka laakiin dhibaatada kulamada martida ee xilli ciyaareedkan ayaa dhibaato ku noqon karta.

Kulanka: Villarreal Vs Barcelona

Tartanka: La Liga

Wakhtiga: 11:00

Garoonka: Estadio de la Ceramica

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here