Qaar ka mid ah Ardeyda Wax ka barata Iskuulada Baydhabo Oo Ka Hadlay Dib u dhigista Imtaxaanka Dowladda ay qaadeyso.

0
398

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah ardeyda wax ka barata magaalada baydhabo oo aan makaroofanka la dhaxqaadnay sida ay u arkaan dib udhaca ku yimid imtixaanka shahaadiga Wasaarada waxbarasda hidaha iyo tacaliinta sare Ee dowalada federaalka soomaliya dib u dhigatay imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad oo ah jadawalka oo lagu balansaan imtaaxanka in la qado 4 julaay.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here