Guud ahaan kulammada Maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub

0
380

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga iyo Serie A.

Kooxaha Manchester United, Arsenal, Chelsea, Juventus iyo Milan ayaa ka mid ah Kooxaha dheeli doona caawa horyaalladooda.

Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono guud ahaan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub:-

ENGLAND – PREMIER LEAGUE

2:30 Duhurnimo Norwich City vs Brighton & Hove Albion

5:00 Galabnimo Leicester City vs Crystal Palace

5:00 Galabnimo Manchester United vs AFC Bournemouth

7:30 Fiidnimo Wolverhampton Wanderers vs Arsenal

10:00 Habeennimo Chelsea vs Watford

SPAIN – LALIGA SANTANDER

6:00 Maqribnimo Celta Vigo vs Real Betis

8:30 Habeennimo Real Valladolid vs Deportivo Alaves

11:00 Habeennimo Granada vs Valencia

ITALY – SERIE A

6:15 Maqribnimo Juventus vs Torino

8:30 Habeennimo Sassuolo vs Lecce

10:45 Habeennimo Lazio vs Milan

FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here