Wasaarada Caafimaadka KG Oo Ka Warbixisay Xaaladaha Kiisaska Cudurka Karona ee Laga Diiwaan Geliyay Deegaanada KG

0
325

Baydhabo(Radio Arlaadi)-28 dii bishii Abriil Sanadkaan ayey aheyd Afartii kiis ugu horeysay ay shaacisay Wasaarada Caafimadka Dalka in laga helay Deeganada konfur Galbeed Soomaaliya. Tan iyo xiligaasi waxaa la diwaan geliyay kiisas dhoor ah la xiriira dadka ku dhacay cudurka karoona virus.

Wasarada Cafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxa ay bilowday baaritaano iyo la tacaalida cudurkaan waxaana ay sii labalaabeen wacyiqelinta bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here