Xaruun Lagu Iibiyo Haamaha Gaaska Oo Magaalada Baydhabo Laga Hirgeliyay.

0
337

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo Wasaarada bey`ada iyo door joogta dowlad goboleedka koonfur galbeed kulamo iyo shirar badan ay kaga hadashey dhibaatooyinka laga dhaxli karo xaalufinta dhirta ayaa waxaa jira ganacsato fariimaha wasaarada ka faa`ideysanayaan kuwaasi oo Magaalada Baydhabo ku soo kordhiyeen haamaha gaarka ee lagu karsado raashiinka.

Suweys Electronic waxey ka mid tahay goobaha ganacsi ee lagu iibiyo haamaha gaaska iyo jikooyinka loo isticmaalo hanta gaaska ee noocyadeeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here