Shirka Wadatashiga Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka oo mudo ka socday Muqdisho Oo la soo Gabagabeyay

0
384

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa soo xertay shirkii wadAtashiga hindise sharciyeedka koronta oo maalmahaan la yeelanayeen Wasaaraddaha Tamarta Dowlad goboleedyada,Gobolka Banaadir iyo shirkadaha korontada dalka .

Ka dib dood adag ayaa ugu dambeyn lagu hiishiisiyay in hindisahaan uu kasoo gudbo arragti wadaaga iyagoo ay soo dhaweeyeen xubnaha shirkadaha gaarka iyo dowlad goboleedyada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

        

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here