Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare wuxuu idinla wadaagayaa jadwalka imtixaanka fasalka 8AAD ee Gobolka Banaadir oo si wadajir ah ay iskula qaadi doonaan Wasaaradda iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. Imtixaanka wuxuu bilaaban doonaa 11ka Luulyo, 2020.