Baydhabo(Radio Arlaadi)-Goobaha lagu Iibiyo Allabta elecronikada Baydhbao Ayaa waxaa ka socdaa Isbadelo Dhinaac qiimaha taan iyo Cudurka Karoona.
Waxaa La wayey Dadkii iibsnayey Mobiilada iyo Qalabka Kale sabab la xirira Lacgataa oo Noqotay Mid aan loo Dhawaan karin.
Warkan waxaa inoo haya Bishar Mayow