Baydhabo(Radio Arlaadi)-Lacagta Shilinka Soomalia Hada Dadka Soomaaliyeed Isticmaalaan ayaa ah Mid Mudo dheer Lasoo isticmaalayay Waxaana Ka muuqata Duug xoogan Iyo Lacagtii sii dhamaneysa ayadoo waqtigaasi ilaa Hada aysan jirin Wax Cusboonoosiin ah Helin Marka Laga soo tago Dowladii Abdullahi Yuusuf Axmed Mar Xogaa Lacago Cusub Dalka la Keenay.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma SaladÂ