Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ku dhawaad 4 bilood waxaa hakad ku jiraa isticmaalka diyaaradaha dibada iyo kuwa gudaha bilaawashadii cudurka Covid 19 taasi oo loo joojoyey faafitaanka cudurkaasi oo dalal badan si aad ah ugu faafey.
Markaan kahadalno dalka soomaaliya Waxaa yaraadey safaradii loo adaayey magaalooyinka madaama inta badan dadka ay ku safari jireen diyaarado, dadkii inta badan diyaaradaha ku aadi jireen magaalada muqdisho ayaa hada waxey u badteen in ay ku safaraan gadiidka aada magaalada muqdisho madaama lawaayey diyaaradihii
Warkan waxaa inoo haya Siid Ali Muuse ateeraÂ