Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa Magaalada Baydhabo Ka Socda Ka Ganacsiga Qaadka Ama Jaadka Iyadoo Horey Dowlada Somalia U joojisey in Dalka Soo Galo Qaadka Maadama Laga Baqayay Inuu Cudurka Korona Sii Faafiyo inkastoo Diyaaradaha Dalka iyo Dibada Xayiran yihiin Hadana Halkee ayuu Qaadkka Baydhabo Yimaada Kasoo gala.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir