Warshadaha Sameeya Alaabaha Jiifka Ee Guryaha Oo Magaalada Baydhabo Ku soo Badanaya.

0
868

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sanadihii Dambe Soomaaliya Waxaa Sii Kordhayay Ka Ganacsiga Alaabta Jiifka La dhigta Guryaha iyo Fadhiyada Ladhigto Xafiisyada, Waxaa Shaqa Abuur badan U Noqotay bulsho fara badan Iyo Inay Ganacsatada Kaf aaideysteen Inay Ganacsigooda Ku Hormariyaan Si ay U Helaan Macaamiil Badan,Magaalada Baydhabo Waxay Ka mid tahay Magaalooyinka lagu istimaala ka ganacsiga jiifafka nocyadiisa kala duwan .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here