Hordhac:Celva Vigo Vs Barcelon

0
471

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kooxda Barcelona ayaa marti u noqon doonta kooxda Celta Vigo kulan ka tirsan todobaadkii 32-aad ee horyaalka La Liga kulan ka dhici doona garoonka Estadio de Balaídos.

Kooxda Barcelona oo u dagaalayasa difaacashada horyaalka La Liga ayaa doonaysa in ay gaadho guul ka caawisa in ay Real Madrid kala wareegto hogaanka horyaalka La Liga.

Dhanka kale kooxda Celta Vigo ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo ku jira kaalinta 16-aad una dagaalamaya sidii ay uga fogaan lahayd boosaska khatarta ee looga hadho horyaalka.

Kulanka: Celta Vigo Vs Barcelona

Tartanka: La Liga

Wakhtiga: 6:00

Garoonka: Estadio de Balaídos.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here