Haweenka ka Ganacsada Cowska Xoolaha Cuna Oo Codsaday in Carruurtooda wax Loo baro.

0
520

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xaawa Xaaji soomow oo ka mid ah hooyoyinka ku ganacsada iibinta Cowska ayaa waxey degaanka kuusow dhabarkeeda kaga keentaa Cowska si ay u hesho wax ay ku maareysa noolasha carrurteeda waxeyna ay guritaanka cowska ku guda jirtaa mudo 17 sano ah hase ahaate waa hooya qoyskeeda ka koobanyihin 8 carrur ah iyo ayida mana haysto cid wax garab ah ay ka hesho waxeyna ay isku darsatey masuuliyadii hooyanimo iyo tan Aabanimo maadama ay carrurta Abahooda kala tageen .

shacbka soomaliyeed waxaa ay ka codsatey caawimaad gaar ahaan carurteeda in loo siiyo waxbarasho inkastoo hooyadaani aysan aboodin bixinta qarashaadka waxbarashada .

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here