Wasiirka Wasaarada Waxbarashada KG Oo Ka Warbixiyay Saameynta Cudurka Covid 19 uu ku yeeshay Waxbarashada.

0
471

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada K/Galbeed Soomaaliya Mahamed Yuusuf Hassan Ayaa Waxaa uu Ka Hadlay Sida Cudurka Covid 19 Saameeyn Uga Yeeshay Waxbarashada Ardeyda KG Kadib Mudo Sedex bil Ka hor Wasaarada Waxbarashada soo rogtay in Laxiro dhamaan Goobaha Waxbarashada Iaydoo Iskuuladii Xiranyihiina Cudurku KG Soo gaaray Wasiirka ayaa Xusey Xili Radio Arlaadi U Waramaayay in Wasaaradu Dadaal Xoog leh ay gelisey Sidii Hanaan Ardeyda Lagu Kala Badbaadiyo si aysan Goobaha Waxbarashada U noqonin Goob Ku Faafa Cudurka

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here